Bristol City Council and Housing Association properties are advertised each week, the advertising cycle starts at 00.01am Tuesday morning and runs until 11.59pm on Sunday night. Y ou can karaysaa guri kasta oo aad xiisaynayso waqti kasta muddadaasi wareega adiga oo dhiibanaynta gor-gortan-gaaga guri-gaasi. 'gor-gortan' (bid) waxa weeye weedha lagu isticmaalo danaynta guri kasta oo la xayeysiiyaa siyaabaha soo socda:
Guryaha Golaha Kawnsalka Bristol iyo Ururada Guriyeynta ee la kiraynayo waxa loo xayeysiiyaa siyaabaha soo socda.
Xayeysiinta guriga waxa ku jirta sawirka guriga iyo tilmaamid tirada qolalka-hurdada, halka uu ku yaal, kiradiisu inta ay tahay, cidee leh iyo macluumad la xidhiidha oo kale si lagaaga caawiyo in aad go'aansato guryaha adiga kugu haboon. Guryaha lagu xayeysiiyo websaytka waxa kale oo ay yeelan doonaan macluumaad ku xidhid ku saabsan deegaanka maxaliiga ah iyo qalabka.
Waxa kale oo uu xayeysiisku kuu sheegayaa haddii ay jiraan shuruudo khaas ah oo looga baahan-yahay codsaduhu in uu buuxiyo. Waxa laga yaabaa kuwaasi in ay ka mid noqdaan shuruudo da'eed, bandiyada ku gor-gortami karaya guriga iyo bandiyada mudnaanta kowaad leh. Haddii qolalka-jiifka ee aad xaq u leedahayka duwan-yihiin tirada qolka-jiifka ee lagu muujiyey xayeysiiska guriga, ma awoodi karaysi sida caadiga ah in aad guri-gaasi ku gor-gortantid.
Calaamado kala duwan ayaa la isticmaalaa si guriga wax lagaaga sheego. To see this in another language please click the language you wish to view them in:
|
|
|
|
|
| |
|
The property advertised is sheltered |
|
|
|
|
|
|
| taageero qiimeyn ayuu u baahan-yahay | |||
| |
|
The minimum age that an applicant must be to apply for the property (age restriction will be displayed within the icon when viewed on the Property website or the Newsletter) |
|
| |
|
The property has a garden or communal garden |
|
| beer ma’leh | |||
| Irrid u qaas ah | |||
| irrid dadka ka wada dhexeysa | |||
| gan-ballel | |||
| gaaska dhexe ee kul-siinka ah | |||
| qubeyska biyo dhex-gelida ah, qubeyska tubada/dhex-gelida ah | |||
| isticmaalka qubeyska kursiga | |||
|
|
|
|
|
| ma’leh meel baabuurka la dhigo | |||
| dadka kali kalida ah oo keliya | |||
| xaasaska | |||
| dadka aan caruurta la’ahayn | |||
| waa la’ogolay-yahay xayawaanka rabaayada ah | |||
| ma la’ogola eeyaha iyo xayawaanka la’eg or similar sized animals allowed at the property | |||
| xayawaanka yar yar waa la’ogol-yahay | |||
| ma la’ogola xayawaanka rabaayada ah | |||
| wiiska | |||
| wiiska jaran-jarada wax ka qaada | |||
| sagxad eey cuuryanadu maraan | |||
| The musqusha dabaqa hoose | |||
| musqusha dabaqa sare | |||
|
|
|
|
|
|
|
Home Choice West property |
To express an interest in a property you must tell us that you wish to be considered for it. You may only be considered for a property that is suitable for your family size. Click Step One - Registration si aad kuogaato tirada ugu badan qolka-hurdo ee aad xaqa u leedahay. Duruufaha qaarkood waxa laguu ogol-yahay in aad codsato guri ka yar kaad xaqa u leedahay kol haddii aanay taasi keendayn is-cidhiidhin.
Waxad guriga aad doonayso ku codsan karaysaa ama aad ku gor-gortami karaysaa, sida yaqaan, siyaabaha soo socda mid ahaan:
Muddada wareega xayeysiinta waxad awoodi karaysaa in aad ku go-gortanto ugu badnaan 3 guri. Gor-gortanka lama aqabli doono wixii ka dambeeya habeen badhka Axadda. Waxa laguu ogol-yahay oo keliya in aad ku gor-gortanto guri ku haboon balladhka qoys-kaaga.
Si aad ku ogaato guryaha iminka la hayo waxad riixdaa badhanka Raadinta Guryaha Property Search.
Haddii aad adigu ama qof aad garanaysaa doonayo in laga caawiyo sida loo isticmaalo adeegayaga fadlan waxad la xidhiidhaa kooxda GuriDoorashada Bristol ama Rugaha Adeega Macmiisha midkood. Riix How to contact us badhankan si aad ku ogaato faah-faahinta sida loola xidhiidhayo iyo saacadha ay furan-yihiin.