Bristol

Thursday, 09-Sep-2010
Home>How to Use HomeChoice Bristol>Step 1 - Registration

Step 1 - Registration

   

Waxad awoodi karaysaa in aad guri ku dalbto nidaamka GuriDorashada Bristol haddii aad codsi shaqaynaya ku leedahay diiwaanka guriyeynta. Wixii faah-faahin ku saabsan sida aad u codsanayso diiwaan-gelin guriyeyn waxad riixdaa Who can use the service.

Marka la qiimeeyo codsi-gaaga guriyeynta waxanu kuu soo diri doonaa warqad aanu kuugu sheegayno:

  • Lambarka codsi-gaaga guriyeynta
  • Bandiga la geliyey codsi-gaaga iyo taariikh uu ka bilaamayo. Riix Prioritising applications  macluumaad dheeraad ah
  • Tirada qolalka-hurdada ee aad xaqa u leedahay

Waa in aad noo sheegto haddii ay duruuftaada waxa iska bedelaan si aanu dib ugu qimeyno codsi-gaaga oo haddii ay lagama maarmaan tahay aanu bedelno bandka iyo taariikhda mudnaanta.

Balladka Guriga

Waxad xaq u leedahay oo keliya guryaha ku haboon baaxadda qoys-kaaga. Jadwalka soo socda ayaa kuu sheegaya sida aanu ku gaadhno go'aanka tirada qolalka-hurada ee aad xaqa u leedahay:

        Tirada Qolalka Hurdada
  Nooca Guri Deganaha  Hurdo-fadhi  1  2  3  4  5
 Codsade keliya  bedsit icon  1 Bed new        
 Labada wada-degan ama isqaba oon caruur lahayn    1 Bed new        
  Codsade keliya ama laba qof oo ilmo filanaya    1 Bed new  2-bedrooms      
 Codsade keliya ama laba  Ruux oo hal cunug leh      2-bedrooms      
 Codsade keliya ama laba  ruux oo laba caruur ah leh (jinsiyo isku jira  oo  10 jir ka yar      2-bedrooms      
  Codsade keliya ama laba  with two children (same sex under 21 years)      2-bedrooms      
  Codsade keliya ama laba ruux oo laba caruur ah leh (jinsiyo isku jira oo ugu yaraan midkood ka yar-yahay 10 jir        3-bedrooms    
  Codssade keliya ama laba ruux oo saddex caruur ah leh (isku jinsiya oo dhammaantood 1o jir ka yar).        3-bedrooms    
Single applicant or couple with three children (same sexes, all under 21 years)      

3-bedrooms

   
Single applicant or couple with three children (mixed sexes, all under 21 years)      

3-bedrooms

   
Codsade keliya ama laba ruux oo saddex caruur ah leh (isku jinsya oo  ;two under 21 years and one over 21 years)      

3-bedrooms

   
Single applicant or couple with three children (one under 21 years and two over 21 years)        3-bedrooms  4-bedrooms  
Single applicant or couple with three children (same sex all over 21 years)       3-bedrooms

4-bedrooms

 
Single applicant or couple with three children (mixed sexes, all over 21 years)       3-bedrooms

4-bedrooms

 
Single applicant or couple with three children (one over 21 years and two mixed sexes one under 10 years and one over 10 years)       3-bedrooms

4-bedrooms

 
Single applicant or couple with four children (same sex, all under 21 years)       3-bedrooms    
Cosade keliya ama laba ruux oo afar caruur ah leh (lababa jiinsi tahay oo dhammaantood 18 jir ka yar).       3-bedrooms    
Single applicant or couple with four children (two of each sex, all under 21 years)       3-bedrooms    
Single applicant or couple with four children (same sex, three under 21 years and one over 21 years)       3-bedrooms

4-bedrooms

 
Codsade keliya ama laba ruux oo afar caruur ah leh (saddex isku jinsi yihin oo ay da'doondu ka yar-tahy 10 jir mid jinsi kale yahay oo ka 10 jir).        

4-bedrooms

 
Single applicant or couple with four children (three mixed sexes under 10 years and one over 21 years)            4-bedrooms  

* qoysask ballaadhani waxay ku gor-gortami karayaan 3 qol-hurdo oo waaweyn iyo guryo 4, 5 iyo 6+ qol-hurdo leh.

Xasuus: waxa laga yaabaa in ay Kooxda Caafimaadka iyo Guiyeynto sabab caafimaad awgeed u kordhiyaan balladka guriga ay guri-degane-yaashu ko gor-gortamayaan.

Site powered by Abritas