[Text Only View] [Site Map]

Bristol

Wednesday, 07-Jan-2009
Home>How to Use the Service

How to Use the Service

Fadlan waxad raacdaa tilmaamtayda talaabo-talaabada ah si aad u isticmaasho GuriDoorashada Bristol.

Tani Waxay kuu sheegaysaa sida loo isticmaalo adeega aad ku kiraysanayso guri Kawnsal ama Urur Guriyeyn.

Talbaada Kowaad    Diiwaan-gelin
Talbaada labaad  Dooraasho
Talbaada saddexaad  Siin
Talbaada afraad  Jawaab-celin

 

 

 

 

Site powered by Abritas