Bristol

Sunday, 05-Sep-2010
Home>Prioritising Applications

Prioritising Applications



GuriDoorashada Bristol waxay isticmaalaan nidaam bandiyeed.

Dhammaan arjiyada guriyeynta iyo bedelaadda soo gaadha ee lagu doonayo guri kiro ah waxa lagu sameeyaa qiimeyn ka dibna waxa la geliyaa mid ahaan 5 bandi (bands). Jadwalka hoos ku yaal ayaa lagu dejiyey nidaamka bandiyada oo tusaale ka bixinaya cidda ay yihiin kuwa xaqa u leh in la geliyo band kasta.

 Band  Shuruuda
Band 1

Codsade-yaasha waxa Band 1 la geliyaa haddii:

Ay u baahan-yihiin in uu Kawnsalka ama Ururka Guriyeyntu ku raro muddo saddex bilood gudohood ah sababta oo ah dib-u-horumarin ama dayactiro waaweyn.

Ay u baahan-yihiin in loo raro guri weyn si ay u noqdaan daryeele ilmo koriye (sida ay ku taliyeen Adeegyada Caruurta iyo dadka Dhallinta-yar.

Ay yihiin kirayste guri Kawnsal ama Urur Guiteyn hase yeeshe guriga ay ku jiraan ku weyn-yahay ugu yaraan saddex qolol.

Guriga ay ku jiraan aad cidhiidhi ugu yahay oo ugu yaraan ay ka dhimman-yihiin saddex qol-hurdo.   HN (baahi guriyeyn - waxad eegtaa ka waran haddii ay i haysato baahi hal ka badani).

They are owed a statutory duty by the council under section 193 (2) of the Housing Act 1996 and have been in temporary accommodation  for more than 12 months pursuant to this duty (to be agreed by the Homelessness Officer).    HN

They do not come within any of the above categories, but in the opinion of the Rehousing Manager, have an exceptional and urgent need to be rehoused within three months.   

Band 2

Codsade-yaasha waxa Band 2 la geliyaa haddii

An applicant and/or member of his/her household has a serious and/or life threatening physical and mental health problem which is directly linked to their current housing. The priority is to reflect an urgent need to move to a different type of housing or area to enable the applicant to function independently and safely and/or to carry out normal activities of daily living and to reach essential facilities. Their current property cannot be reasonably adapted to meet their needs. HN

Ay yihiin kirayste guri Kawnsal ama Urur Guiyeyn hase yeeshe guriga ay ku jiraan ku weyn-yahay ugu yaraan laba qol.

Guriga ay ku jiraan aad cidhiidhi ugu yahay oo ugu yaraan laba qol ay ka dhiman-yihiin qolalka hurdo ee ay xaq u leeyihiin.   HN

Ay u qalmaan sida uu dhigayo habka guritaanku.

They qualify under the Border and Immigration Agency (BIA) Legacy Case Resolution Programme.

Band 3

Codsade-yaasha waxa Band 3 la geliyaa haddii:

Ay u baahan-yiihin in uu Kawnsalku si deg deg ah dib u guriyeyo ayaga ama xubin guriga la degan si looga hortago dhibaatayn halis ah ama haddidaad waxayeelo la rumaysan karayo.   HN

Ay u baahan-yihiin in uu Kawnsalku si deg deg ah dib ugu guriyeyo ayaga ama xubin guriga la degan si ay ugu noolaadaan meel u dhow ehel ay gacan siinayaan ama gacan ka helayaan taas oo si weyn ugu faa'idaynaysa nolol-wanaagooda. HN

They are a young person leaving care as referred by Children and Young People's Services.

They are owed a statutory duty by the Council under section 193(2) of the Housing Act 1996 and not in temporary accommodation (but including emergency accommodation).   HN

An applicant is occupying unsanitary or unsatisfactory housing conditions that are so serious, in terms of the threat posed to health and welfare, as to require rehousing. These are cases where an Environmental Health Officer has provided written evidence that the property should not be occupied due to a category 1 hazard where an emergency prohibition notice or prohibition notice has been or would be made.   HN

Band 4

Codsade-yaasha waxa Band 4 la geliyaa haddii:

Ay yihiin kirayste guri Kawnsal ama Urur Guiyeyn hase yeeshe guriga ay ku jiraan hal qol ku dheeraad yahay

Guriga ay ku jiraan cidhiidhi ku yahay oo hal qol ka dhiman-yihiin qolalka hurdo ee ay xaq u leeyihiin.   HN

Ay yihiin hooy-laawe-yaal, laakin aanu Kawnsalka waajib buuxaa ka saarnayn. HN

An applicant and/or member of his/her household has a physical or mental health problem that is in part related to their current housing and could be helped by rehousing to a different type of accommodation or area. Their current property cannot be reasonably adapted and the problem does not meet the criteria for band 2. HN

Ay iyagu ama xubin guriga ka tirsani u baahan-tahay in loo raro meel gaar ah oo magaalada ka mid ah, taas oo haddii lagu guul-saraysto in la daboolo baahidaasi keeni karaysa raafad ayaga ku dhaca ama qaar kale.   HN

They are homeless within the meaning of Part 7 of the Housing Act 1996 and is owed a duty by any local housing authority under section 190(2), 192(3) or 195(2) or is occupying accommodation secured by any such authority under section 192(3) or they are owed a duty by the council under section 193(2) of the Housing Act 1996 and has been in temporary accommodation  for less than 12 months pursuant to this duty.(to be agreed by Homelessness Officer).    HN

Band 5 Haddii codsi buuxin waayo shuruudaha bandiyada 1 - 4 ee kor ku yaal waxa la gelin doonaa band 5.

 

Taariikhdee ayaa codsigayga laga bilaabayaa?

Codsiyada band kasta waxa loo eegayaa taariikhada sida ay usoo kala horeeyeen.   Waxana weeye taariikhda codsiga la helay ama taariikhda mudnaanta/bandka la siiyey.

Ka waran haddii ay baahidaydu mid ka badan-tahay?

Haddii codsi ku dhaco laba dabaqadood ama in ka badan taas oo lagu tilmaamay HN (Housing need), Waxa taariikhda looga bilaabi doonaa lix bilood lix bilood ka hor.   Taas oo ah si loo hubiyo in mudnaanta la siiyo dadka baahi guriyeyn qaba.

Miyaa band hoos lay dhigi karayaa?

Waxa laga yaabaa in codsi band hoose la geliyo:

  • Haddii aanu xidhiidh la lahayn Bristol.
  • Hadii ay yihiin qoys marka dakhligooda iyo lacagta kaydka ee ay haystaan laysku darao ay kor u dhaafayso £30,000, ama aanay caruur lahayn oo ay haystaan dakhli iyo kayd ka sareeya £25,000.
  • Hadii uu guri leeyahay £30,000 ama aanay £25,000lahayn oo ay haystaan dakhi iyo kayd ka sareeya £25,000
  • Haddii u dembi-galay akhlaaq xumo ah.
  • Haddii uu Kawnsalku £300 Urur Guriyeyn ku leeihiin deyn ku hadhay oo ka badan £300.
  • Haddii uu diiday guri loo soo bandhigay lixdii biloode tegay.

Waxad xaq u leedahay in aad ka dacwooto go'aanka-yaga haddii aad dareemayso in aanu sabab la'aan hoos u dhignay mudnaanta aad leedahay ama hadii aad diidan-tahay band lagu geliyey.

 


Site powered by Abritas