Dhammaan arjiyada guriyeynta iyo bedelaadda soo gaadha ee lagu doonayo guri kiro ah waxa lagu sameeyaa qiimeyn ka dibna waxa la geliyaa mid ahaan 5 bandi (bands). Jadwalka hoos ku yaal ayaa lagu dejiyey nidaamka bandiyada oo tusaale ka bixinaya cidda ay yihiin kuwa xaqa u leh in la geliyo band kasta.
| Band | Shuruuda |
| Band 1 |
Codsade-yaasha waxa Band 1 la geliyaa haddii: Ay u baahan-yihiin in uu Kawnsalka ama Ururka Guriyeyntu ku raro muddo saddex bilood gudohood ah sababta oo ah dib-u-horumarin ama dayactiro waaweyn. Ay u baahan-yihiin in loo raro guri weyn si ay u noqdaan daryeele ilmo koriye (sida ay ku taliyeen Adeegyada Caruurta iyo dadka Dhallinta-yar. Ay yihiin kirayste guri Kawnsal ama Urur Guiteyn hase yeeshe guriga ay ku jiraan ku weyn-yahay ugu yaraan saddex qolol. Guriga ay ku jiraan aad cidhiidhi ugu yahay oo ugu yaraan ay ka dhimman-yihiin saddex qol-hurdo. HN (baahi guriyeyn - waxad eegtaa ka waran haddii ay i haysato baahi hal ka badani). Ay waajib ahaan sharci ku tahya Kawnsalka oo ay muddo ka badan 12 bilood ku jireen guri ku meel gaadh ah (higsasho waajibkan). HN Aanay dabaaqadaha kor lagu sheegay midkoodna hoos iman, laakin ay leeyihiin baahi u gooniya oo deg deg ah sii dib loogu guriyeyo muddo saddex bilood gudohood ah. HN |
| Band 2 |
Codsade-yaasha waxa Band 2 la geliyaa haddii An applicant and/or member of his/her household has a serious and/or life threatening physical and mental health problem which is directly linked to their current housing. The priority is to reflect an urgent need to move to a different type of housing or area to enable the applicant to function independently and safely and/or to carry out normal activities of daily living and to reach essential facilities. Their current property cannot be reasonably adapted to meet their needs. HN Ay yihiin kirayste guri Kawnsal ama Urur Guiyeyn hase yeeshe guriga ay ku jiraan ku weyn-yahay ugu yaraan laba qol. Guriga ay ku jiraan aad cidhiidhi ugu yahay oo ugu yaraan laba qol ay ka dhiman-yihiin qolalka hurdo ee ay xaq u leeyihiin. HN Ay u qalmaan sida uu dhigayo habka guritaanku. |
| Band 3 |
Codsade-yaasha waxa Band 3 la geliyaa haddii: Ay u baahan-yiihin in uu Kawnsalku si deg deg ah dib u guriyeyo ayaga ama xubin guriga la degan si looga hortago dhibaatayn halis ah ama haddidaad waxayeelo la rumaysan karayo. HN Ay u baahan-yihiin in uu Kawnsalku si deg deg ah dib ugu guriyeyo ayaga ama xubin guriga la degan si ay ugu noolaadaan meel u dhow ehel ay gacan siinayaan ama gacan ka helayaan taas oo si weyn ugu faa'idaynaysa nolol-wanaagooda. HN Ay sharci ahaan waajib ugu leeyihiin Kawnsalka. HN An applicant is occupying unsanitary or unsatisfactory housing conditions that are so serious, in terms of the threat posed to health and welfare, as to require rehousing. These are cases where an Environmental Health Officer has provided written evidence that the property should not be occupied due to a category 1 hazard where an emergency prohibition notice or prohibition notice has been or would be made. HN |
| Band 4 |
Codsade-yaasha waxa Band 4 la geliyaa haddii: Ay yihiin kirayste guri Kawnsal ama Urur Guiyeyn hase yeeshe guriga ay ku jiraan hal qol ku dheeraad yahay Guriga ay ku jiraan cidhiidhi ku yahay oo hal qol ka dhiman-yihiin qolalka hurdo ee ay xaq u leeyihiin. HN Ay yihiin hooy-laawe-yaal, laakin aanu Kawnsalka waajib buuxaa ka saarnayn. HN An applicant and/or member of his/her household has a physical or mental health problem that is in part related to their current housing and could be helped by rehousing to a different type of accommodation or area. Their current property cannot be reasonably adapted and the problem does not meet the criteria for band 2. HN Ay iyagu ama xubin guriga ka tirsani u baahan-tahay in loo raro meel gaar ah oo magaalada ka mid ah, taas oo haddii lagu guul-saraysto in la daboolo baahidaasi keeni karaysa raafad ayaga ku dhaca ama qaar kale. HN Ay waajib ahaan sharci ku tahya Kawnsalka oo ay muddo ka badan for less than 12 months (pursuant to this duty). HN |
| Band 5 | Haddii codsi buuxin waayo shuruudaha bandiyada 1 - 4 ee kor ku yaal waxa la gelin doonaa band 5. |
Taariikhdee ayaa codsigayga laga bilaabayaa?
Codsiyada band kasta waxa loo eegayaa taariikhada sida ay usoo kala horeeyeen. Waxana weeye taariikhda codsiga la helay ama taariikhda mudnaanta/bandka la siiyey.
Ka waran haddii ay baahidaydu mid ka badan-tahay?
Haddii codsi ku dhaco laba dabaqadood ama in ka badan taas oo lagu tilmaamay HN (Housing need), Waxa taariikhda looga bilaabi doonaa lix bilood lix bilood ka hor. Taas oo ah si loo hubiyo in mudnaanta la siiyo dadka baahi guriyeyn qaba.
Miyaa band hoos lay dhigi karayaa?
Waxa laga yaabaa in codsi band hoose la geliyo:
Waxad xaq u leedahay in aad ka dacwooto go'aanka-yaga haddii aad dareemayso in aanu sabab la'aan hoos u dhignay mudnaanta aad leedahay ama hadii aad diidan-tahay band lagu geliyey.